Salow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)1. Wax aasaas leh noqosho. 2. Wax la xaqiijiyey noqosho.
Salow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lway, -lowday; -lwi)ld salaw².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga salow ↴
salaw | saloobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg