Sammi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Qof, qof kale ay isku magac yihiin.
Sammi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)(nax.) Labo erey oo isku micno leh. Tus. “irrid” iyo “illin”.
Sammi
Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/ -isay; -iyi)Ku s.: qof, qof kale ugu magac darid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sammi ↴
safan | sammin | sammiyid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg