San
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nan, m.l)1. Xubin wejiga ku taal oo afka iyo indhaha u dhexeysa oo laba dalool leh oo laga neefsado waxna lagu uriyo. 2. Meel ka soo fiiqan qararka iyo buuraha oo san u eg. 3. Daliig yar oo harag ah oo hargaha kale layskula tolo.
San
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-amaa, -amayd)Wax dhibaato, xanuun iwm aan qabin ahaansho.
Haadsan*
1-Kala miirad oo inta wanaagsan laharid 2-kala haadin eray loo adeegsado marka badarka loo kala saarayo budo iyo buunshe ama jariir iyo buunshe
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Tusmaysan .*
Macnaha : Qeexid si wacan loo qaabeeyey .
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga san ↴
aafeysan | ibagorayeysan | ibaguryeysan | ibajitaysan | da' | saab | waa | ebteleysan | aaladeysan | baabba'san |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg