sarbi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld darbi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sarbi

darbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cunto la iidaamay gacanta ku cunid. ld sarbi.

darbin [m.f.dh]
eeg darbi². ld sarbin.

sarbid [m.f.dh]
eeg sarab².

sarbin [m.dh]
ld darbin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg