Sariir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)

1. Saabaanka guriga mid ka mid ah oo lagu korseexdo inta joodari iyo barkimooyin la saaro. 2. Salka weelka. 3. Saliid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sariir

saabaan | raar | alaab | alwaax | bursariir | buste | carshi | catiir | catiir | dakee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg