Sarriig

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhawrashada sharafta la dhawrto. 2. Dulqaadka dhibaato loo dul-qaato.

Sarriig

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

ld sarriib.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sarriig

guulato | sarriib | sarriibid | sarriigasho | sarriigid | sarriigo | xil |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg