Saxariir
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dhibaato aad u badan; silic; rafaad.
Saxariir
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Dhibaato weyn la kulmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saxariir ↴
eedaad | saxariiri | saxariirid | saxariirin | saxariirsan | saxariirsanaan | saxariirsanaansho | silac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg