Saytobalaasam

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-myo, m.dh)

(baay.) Walax xab oo kale ah oo ku wareegsan bu'da unugga.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saytobalaasam

borotobalaasam | bu' | istomata | maytokondoriya | moonosayt | weji gebagabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg