Seetee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-teeyay, -taysay)Awr si uusan u fogaan labada addin oo hore xarig uga xirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga seetee ↴
qoofal | seetayn | seetaysan | seeto |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg