Qoofal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dabar suun ka samaysan oo awrta iyo fardaha jeenyaha hore lagaga seeteeyo. 2. ld qoofalid.

Qoofal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Awr ama faras jeenyaha hore dabar suun ah uga seeteyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoofal

saab | qoofalan | qoofalid | qoofalnaan | qoofalnaansho | shulle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg