Senti
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Lacag sanuud ah midka ugu qiimo yar; dhururuq. ld santi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga senti ↴
taano | adaadi | beesad | caanad | caanteyn | dhururuq | duud-oogeed | furaley | kuumi | liitir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg