Shaag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gag, m.l)

Shay wareegsan oo isugu jira cinjir iyo bir oo baabuurtu ku socdaan. 2. Dhabbe jid cadde ah oo baabuurtu marto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaag

dhugdhugle | gaariddameer | gaarigacan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg