Shaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-faf, m.l)

1. Meesha wareegsan oo geelu marka uu fadhiisanayo uu dhulka dhigto; leg. 2. Xabad; gaaddo.

Shaf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Geedo iwm jarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaf

xabad | xagalo | gaatir | gojoxo | mud | qanjidh taymas | qurquro | sakiiro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg