Shaqaysii

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

1. Ka sh.: qof in uu shaqo qabto ku kallifid. 2. Ka sh.: matoor iwm oo aan shaqaynayn hagaajin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaqaysii

fitamiin | shaqaysiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg