Fitamiin
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-no, m.dh)Qayb ka mid ah nafaqooyinka cuntada laga helo oo jirka ka shaqaysiisa. ld faytamiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fitamiin ↴
askoorbik-asiidh | bellaagra | dhiigyari-daran | faytamiin | jeermiga xiidmaha |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg