Shido
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-itay, -idatay)1. Nal, raadiye iwm daarasho. 2. Dab iwm hursasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shido ↴
oog | belbel | cayaaryaxaas | dabshid | deeb | dubaalad | falaxfalax | hog | kowk | liifad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg