Shiishad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhagax dubnadeed oo wajiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac min lix dhibcood ku leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shiishad

bashiishad | xashiishad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg