Shilin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mmo/-maad, m.l/dh)

Lacag sarrif ah oo ka samaysan bir qiimaheeduna u dhigmo 100 senti.

Shilin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Xasharaad siddeed lugood leh oo jaadad badan, baalalna aan lahayn oo dhiigga xoolaha ku nool cudurrana keenta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shilin

xagaafee | xagaafo | arkaniida | astaan | beni | dhib | dur | fashilin | gafane | garbacad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg