Shumbul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Orgi yar oo gaaray da'dii uu riyaha ku orgayn lahaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shumbul

giirtaag | jambaq | shumbulnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg