Shux
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Duxda ka baxda shay dufan leh marka qorraxda la dhigo.
Shux
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Socod xarrago yar ku jirto.
Shux
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Laf iwm oo qorrax la dhigay dufan ka bixid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shux ↴
dux | shuxid | shuxlee | shuxleyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg