siro
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-rtay, -ratay)Cid sir wax kaga qaadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siro ↴
fasiro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Wax fasir u helid.
khamsiin [m.l]
(juqr.) (Carabi) Dabayl koonfurlayda kulul oo qallalan oo ka dhacda masar, waxay la xiriirta sirookada woqooyiga Afrika.
sirasho [m.f.dh]
eeg siro.
sirooko [m.dh]
(juqr.) Dabayl koonfareedda ka dhacda woqooyiga Afrika, Sisily (Sicilia), iyo koofurta talyaaniga, oo ka soo kacda saxaaruhu, waa kulushahay, qallalantahay, marmarka qaarkoodna waa bus miidhan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg