Siyaado

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Inta ku kororta wax xaddi-gooda hore loo ogaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siyaado

dheeraad | dhegafarasow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg