Soddoh

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-hyo, m.dh)

1. Haweeney gabadha ay dhashay ninka qaba waxa ay u tahay ama haweeney wiilka ay dhashay gabadha uu qabo waxa ay u tahay. 2. Haweeney gabadh leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soddoh

bariido | soddohnimo | soddoho | soddohoobid | soddohow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg