Sooc
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:S. ah: wax xul ah.
Sooc
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)1. Wax intooda fiican la bixid. 2. Kala s.: wax isku jira noocyadooda kala saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sooc ↴
aagga-qabow | taabasho | baadisooc | baadisooc | baadisoocid | taah | abla'ablayn | alkahool | bakteeriya | bir-u-eke |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg