Taah

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Cod tabar yar oo aan kala soocnayn oo qofka buka ka soo baxa.


Taah

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday)

Taah samayn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taah

haadey | haar | haar | taahid | alal | istaahil | istaahil | istaahilid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg