Soog

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Duleedka meel la deggan yahay oo loo kor-tago. 2. S. ah: qof dhuuban oo xoog leh. 3. S. ah: xarig xooggan.

Soog

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Wax qotomin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soog

dhawaansooggal | dhowaansooggal | soogaan | soogan | soogid | soognaan | soognaansho | suugaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg