Suugaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Hadal tix ama tiraab ah oo murti hugan. 2. Laan aqoonta ka mid ah oo la barto; adab. 3. Naq; doog; cosob. ld soogaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suugaan ↴
xallad | yooyootan | abwaan | abwaanad | af | buug | caraatan | caraatan | hoobalad | jacbur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg