Soohan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-hnaa, -hnayd)Waax la soohay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soohan ↴
dhud | faraq | laballugood | soohnaan | tiriig |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg