Susun

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Tax tiro ah oo midba kan ka horreeya ka badantahay ama ka yartahay tirooyin isla eg.

Susun

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-umay, -untay)

ld sunsun.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga susun

dareerin | dareerin-aritmatig | dareerin-koobane | dareerin-makoobane | dood | iskayl heerkul | susun aritmatig | susun joometeri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg