Taa'ib
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:Qof toobad la yimid oo wixii hore ka soo noqday.
Taa'ib
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Cid towbakeenid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taa'ib ↴
taa'ib | taa'ib | taa'ibid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg