taaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Alaab wax la saaray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taaran ↴
taarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taaran. ld taarnaansho.
qataaran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay)
Irrid wax xirantay noqosho.
qataaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Irrid iwm wax la qataaray ahaansho. 2. Qof la sixray ahaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg