Tacaddi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Wax lagu kaco oo xaqa weydaarsan; waxyeello; gardarro; xumaa-to. ld dacati.

Tacaddi

Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/isay; -iyi)

Ku t.: xad gudub samayn. ld dacati².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tacaddi

tacaddin | tacaddiyid | dacati | dacati | dacatin | dacatiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg