Tan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Culays dhan 1000 kg. 2. Mug.

Tan

Qaabnaxa: mu.ti.dh Isrogrogga:

(kuwan, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka ha-dlaya u dhow oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “Tan meesha fadhidaa waa walaashay”.

Tan

Qaabnaxa: dk.ti.dh Isrogrogga: (-tan)

Dibkabe tilmaame oo magac dheddig dib looga qodbo oo wax qofka hadlaya u dhow oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tus. “Tintan tayda ma aha”.

Tan

Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:

Ilaa; T. ama taniyo: mar laga bilaabo; jeer laga gaaro. Tus. “Tan iyo intii uu halkaan yimid wuu bukay”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tan

aagga-qabow | ta | raabacad | saa | gaabso | raacatannimo | caadaqaatannimo | gaafootan | gaafootan | haatan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg