Tarriiq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dillaac, jeex. 2. Waddo laba degmo isku xirta.

Tarriiq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Wax jeexid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tarriiq

farriiq | tarriiqan | tarriiqan | tarriiqid | tarriiqmid | tarriiqnaan | tarriiqnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg