tayda
(mu.lh.dh)(Kuweyga, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax anigu (qofka koowaad ee kelida ah ee hadlaha ah) aan leeyahay. Tus. “Taydu waay caddahay”.
tayda
(dk.lh.dh) (-tayda)Dibkabe tlmaamaya wax keli ah oo dheddig, kolka qofka lihii sheegayo inuu leeyahay. Tus. “Nin baa hortayda taagan”. ld tay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tayda ↴
taas [dk.ti.dh] (-taas)
Dibkabe tilmaame oo magac dhaddig dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Beertaas waa tayda”. ld taa².
kuwayga [mu.lh.w]
eeg kayga 1 / tayda 1.
tan [dk.ti.dh] (-tan)
Dibkabe tilmaame oo magac dheddig dib looga qodbo oo wax qofka hadlaya u dhow oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tus. “Tintan tayda ma aha”.
tay [k.lh.dh] (-tay)
ld tayda².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg