Taas

Qaabnaxa: mu.ti.dh Isrogrogga:

(kuwaas, w) ld taa¹.


Taas

Qaabnaxa: dk.ti.dh Isrogrogga: (-taas)

Dibkabe tilmaame oo magac dhaddig dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Beertaas waa tayda”. ld taa².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taas

taa | taa | ubaxley | caabbin | ubbo-ubax | naadir | kaaha-altaratyolet | laacayaal | laaf | ogsidhayn |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg