Teendho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Aqal shiraac ah oo loogu talaggalay in degdeg loo dhiso, loona furfuro ama loo raro oo tiirar iyo xargo leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga teendho

khaymad | shiraac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg