tel
(m.l)

Seri; xasaw.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tel

ebtelee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld ibtilee. ibtilee

ebteleyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld ibtileyn. ibtileyn

ebteleysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld ibtileysan. ibtileysan

ebteleysnaan [m.dh]
ld ibtileysnaan. ibtileysnaan

ebteleysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ibtileysnaan. ibtileysnaan

ebtelo [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld ibtilo. ibtilo

ebteloobid [m.dh]
ld ibtiloobid. ibtiloobid

ebtelow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld ibtilow. ibtilow

akhriso [m.dh] (-ooyin, m.l)
Haweenay raadiyaha, telefiishinka iwm warka ka sheegta.

akhriye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Nin raadiyaha, telefiishinka iwm war ka sii daaya.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg