Tirsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Wax la tiriyey ahaansho. 2. Ka t.: wax, wax kale ka mid ah ahaansho. 3. Ku t.: wax, wax kale ku jira ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tirsan ↴
kaabul | ibitiiliyam | maanganiis | naa'ib | nabadsugid | oksiin | raacsan | raadiyoom | raani | wadaal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg