Toddobaadle
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Joornaal, wargeys iwm oo toddobadii beri mar soo baxa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toddobaadle ↴
jariidad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg