Ubuc
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-cyo, m.dh)Uurkujir. ld oboc. oboc
Ubuc
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-cyo, m.l)Qaybta hoose ee jidhka xayawaanka. Waxay ka koobantahay caloosha, mindhicirrada iyo organnada qashinsaarka iyo taranka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ubuc ↴
oboc | arkaniida | betrooliyam | holac-xuub-ubuceed | moqorka kalka wadnaha | rubuc | xuub-ubuceed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg