Ummul

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)

Qof dumar ah oo kolkaas ilmo dhashay.

Ummul

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ulay, -ushay)

Ilmo uur ku jiray dhalid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ummul

ummuladdoox | ummulbax | ummulbax | ummulbixi | ummulbixid | ummulbixin | ummuli | ummulid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg