Unuunuf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Af-ku-urursiga cunta yar oo dhulka daadsan afka lagu uruursado. ld anaanuf¹.
Unuunuf
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Nafley cunto yar oo dhulka ku daadsan uruursasho. ld anaanuf².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga unuunuf ↴
unuunufid | anaanuf | anaanuf | anaanufid | lafeyso | qunjuraaf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg