Uub

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo, m.l)

1. Carun ka yimaad xubinta taranka ee nafley dhashay. 2. (-bo, m.l) God dhuuban oo hoos u dheer.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uub

uubatee | uubateyn | uubato | uubo | uuley | xabuubane | yey | yuub | yuub |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg