Yuub
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)Wiilasha la gudo cadka laga gooynaayo; buuryo; beejo.
Yuub
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Wax soo tagid. 2. Wax istaajin. ld yuuc².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yuub ↴
yuuban | yuubid | yuubnaan | yuubnaansho | yuuc | yuucan | yuucid | yuucnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg