Uumi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Humri kulul. 2. Kul; diirimaad.
Uumi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Wax dab ku diirin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uumi ↴
daadduumi | daadduumid | daadduumin | uumi saarid | uumibax | uumibax | uumibixid | uumibiyood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg