waaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)Wax la waabay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waaban ↴
waabnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waaban. ld waabnaansho. waabnaansho, waaban
biirjeex [m.l] (-xyo, m.dh)
Qof aan dhibta ka waaban; qof firfircoon oo aan halista ka waaban. ld birjeex.
sawaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Dhan-dhaan ahaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg