Waajib

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-baad, m.l)

1. Shaqo go'an oo qof u xilsaaranyahay oo laga doonayo inuu guto. 2. Wax Alle amray oo lays faray oo ka tegiddiisu dambi yahay; faral; farli.

Waajib

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Ku w.: cid inay wax samayso ku khasbanaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waajib

xaaji | oog | qaangal | waajibaysasho | waajibayso | waajibi | waajibid | waajibin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg