Waalan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)1. Qof waalli hayso ahaansho. 2. U w.: cid wax si xad dhaafa ah u jecel ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waalan ↴
waal | waalo | waalwaal | dhiman | dhiman | hadar | jinnoole | majnuun |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg