Waali
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Nin madax ka ah qaybaha dal u qaybsamo midkood; naa'ib beeldaaji; barasaab.
Waali
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Ka w.: nafley meel si ba'an uga caajin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waali ↴
maandhay | maandhe | tafiir | unug-waalid | waalid | waalid | waalwaalid | waarid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg